Amin Arts.com
Aayaha.com
Axadle.com
Bartamaha.com
Banaadir.org
Bilaajo.com
Cadaado.com
Ceelbuur online
Calanka.com
Dayniile.com

Dtowing.ca

Dalkanews.com
Dadkeyga.com
Jowhar

Jawiilonline.com
galkaio.com
Halgan.Net
Hiiraan.com

mudulood.com
ILa Qosal.com
Markacadey.net

Qaranka.com
Qaadisiya.com
Qaranimo.com
Shabelle.net

Somalisc.com

Soomaalinews.com
Xamardaye.com

 

 



 

 

Pictures | Riwaayad |

Dowladda Kenya oo u sheegtay siyaasiyiinta Soomaalida ee waddankeeda jooga in ay waddanka ka baxaan ama xeryaha qaxootiga galaan.

Category »  NewsWednesday, January 20, 2010
Comments   |   Print   |   Mail it
Mr Otieno, wuxuu sheegay in siyaasiyiinta Soomaalida ee ku sugan waddanka Kenya aysan u joogin nabadgelyo la'aan ay ka soo carareen awgeed balse ay deggan yihiin hoteello raaxo leh ayna ka shaqeeyaan in ay kala furfuraan dowlad kasta oo loo soo dhiso waddankooda halkii ay ahayd in ay joogaan waddankooda oo ay dadkooda kala shaqeeyaan sidii nabad iyo barwaaqo loo gaarsiin lahaa. Warkan ka soo baxay dowladda Kenya ayaa yimid ka dib markii labadii maalmood ee la soo dhaafay si baaxad leh loo qabqabtay dad Soomaali ah oo ay ka buuxaan xildhibaanno. Waa arrin taabanaya qofka dammiirka leh laakiin siyaasiyiinta Soomaalida oo aan looga baran dareen dammiir leh ayaa la dhowrayaa waxa ay ku dhaqaaqaan maadaama la siiyey digniin kama dambeys ah. Waxay ahayd in ay mar horeba ka shaqeeya sidii waddankooda ay nabad uga dhigi lahaayeen laakiin waxay moodeen in hoteellada ay ka jiifaan Nairobi ay u beddeshay guryohoodii Muqdisho; waxaysana ka fekerin in maalin waddooyinka lagu jiidjiidi doono. Ninkii dammiir leh wax kale oo lagu yiraahdo uma harsana. Waxaan ilaah uga baryeynaa in dadkeena uu garowsiiyo waxa dalkeena, dadkeena iyo diinteenna u danta ah.
Qore: N. Khalif

Powered by Jawiil

 

 

Contact Web Master: webmaster@jawiil.com